Ciidamo ka tirsan K/Galbeed oo Muqdisho lagu siinayo tababar xirfad cusub (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas  Bashiir Cabdi Max’ed (Ameriko) ayaa maanta magaaladda Muqdisho tababar uga furay Askar ka tirsan Ciidanka Booliska, kuwaasoo laga keenay magaaladda Baydhabo. Ciidankaas, ayaa waxaa loo tababari doonaa Shaqada Baando Music, Qoraalka iyo garaacista Astaanta Qaranka, waxaana tababarkaani bixin doono Saraakiil ka tirsan Kooxda Baambeyda ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Taliyaha … Continue reading Ciidamo ka tirsan K/Galbeed oo Muqdisho lagu siinayo tababar xirfad cusub (Sawirro)